DEG DEG:-Qarax Gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Qaraxaan ayaa jugtiiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka.

Qaraxa ayaa ahaa mid gaari loogu xiray Shaqsi la sheegay in uu ka mid yahay Shaqaalaha mid ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya.

Dad Goobta tegay ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ka dhacay Goob ay ciidamada Dowladda Gaadiidka ku baaraan,waxana ku dhintay shaqsigii watay oo la sheegay in gaariga loogu soo xiray.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor