Maxkamada Dagmada Gaalkacyo ayaa maanta xukuno ku riday ilaa saddax eedeysane oo lagu eedeyay in ay kufsi u geysteen gabar soomaaliyeed oo ku sugneyd deegaano ka Tirsan Gobolka Mudug.
Eedeysanayashaan oo gaaraya il Saddex ayaa horay waxaaa gacanta ugu soo dhigay ciidamada Booliska Galmudug,iyada oo lagu xukumay in ay bixiyaan cadad lacageed oo garsoorka uu ku dhawaaqay iyo ganaax xabsi ah ah oo gaareysa saddax sano.
Goordhow la socda faah faahinta Warkaan