Gudoomiyaha gudiga Hirgelinta Doorashada Dadban, ayaa soo saaray hanaanka doorashada soomaaliya.
Cumar Maxamed Cabdulle dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25 September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxay dhacaysaa 24 September-10 October ee Sanadkaan 2016
Mr Cumar, ayaa ku dhawaaqay Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka waxuuna sheegay in ay dhici doonta 25 October , Sidoo kale waxuu halkaa ka sheegay in Doorashada Madaxweynaha JFS ay dhacayso 30 October ee Sandkan.