DEG DEG: Dagaal u dhaxeeya Ahlu Sunna iyo Galmudug oo ka qarxay Caabudwaaq

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca iyo Maamulka Galmudug ayaa ka qarxay Magaalada Caabudwaaq Ee Gobolka Galguduud.

Lama ogga weli khasaaraha Dagaalka iyo dadka wax ku noqday balse Dadka deegaanka ayaa sheegaya in iska hor imaad xoogan uu ka socdo Magaalada.

Ahlu Sunna ayaa shalay Weerartay Wasiirka Warshadaha iyo Ganacsiga Maamulka Galmudug.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor