Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug ΓΒ Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xilka laga qaaday galabta kadib kulan ay baarlamaanka Maamulkaasi ku yeesheen ΓΒ Magaalada Cadaado.
Kulan ay yeesheen Xildhibaanada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 55 Xildhibaan 52 ka mid ahaa ayaa ogolaatay 2 ayaa diiday ΓΒ 1 ka mid ahna wuu ka aamusay
Goordhow la socda Warkaas oo faah faahsan