Wararka naga soo gaaraya Koonfurta  gobolka Mudug ee mamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weeraraeen deegaankaas oo ay ku usgan yihiin Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.
Dadka deegaanka qaarkood oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in daagal culus uu Al-Shabaab iyo ciidamada Galmudug ku dhexmaray inta u dhaxeysa jirada Camaara iyo deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.
Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana lagu soo waramayaa in haatan Ciidamada labada dhinac ee Al-Shabaab iyo kuwa Galmudug ay wadaan dhaq dhaqaaqyo,iyada oo laga cabsiqabo in ay markale wada dagaalamaan.
Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com