Dawladda Turkiga aya so gabagabeysay dhismo weyn oo loogu talagalay iney fariinstan xildhibaanada aqalka sare iyado dhismahaas ay fulisay hay’ada TIKA
Barta ay twitter -ka ku leedahay safarada Turkiga ay la so dhigay dhismaha xarunta cusub oo si casri ah lo dhisay
Dawladda Turkiga ayaa ka caawisa dawladda Soomaaliya dhinacyada tayeeynta ciidamada,waxbarashada iyo dhismaha xafiisyada