Muqdisho(Radio Dalsan):- kulanka oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa yeeshay in kabadan 130-musharaxiin kuwa oo doonayay in ay tartan ugalaan kuraasta xildhibaanada aqalka hoose ee dalka.
xubnaha ayaa siwadajir ah u’sheegay in ay boob iyo awood sheegasho ay ku dhacday doorshada aqalka hoose ee ka qabsoomtay xarumaha maamul goboleedayada dalka
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Warsaxafadeedkooda