Dagaal xoogan oo ka socda ZONA K HODAN Iyo Dahir Sheikh Cumar oo la dilay

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada booliska Iyo millatariga ayaa caawa mar kale ka soconaya deegaanka Zona k Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Dagaalka oo slogan waxaa ku geeriyooday ilia 4 askari oo labada dhinac ah oo uu ka mid yahay sarkaal milatari ah oo deegaanka aad looga yaqiinay oo lagu magacaabo Dahir Sheikh

 

la soco wifi so kordha

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media