Dadka Ku Nool Gobolka Galguduud oo Dalbaday Gurmad Dhinaca Bini’adanimadda

Qaar kamid ah Dadka ku nool Gobolka Galguduud ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Bini’aadanimada iney ka caawiyaan dhinaca Nolosha.

Gudoomiyaha Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Galguduud uu garab siin doono dhamaan Dadka ka cabanaya Xaaladda dhinaca nolosha.

Dad badan oo ku nool Gobolka Galguduud ayaa ka cabanaya Xaalad adag oo ah dhinaca Nolosha.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor