Maamulka Degmadda Kaxda oo Sheegay Iney Taageeri Doonan Dadkii Laga Burburiyay Dhismo Ay Ku Noolayeen

Gudoomiyaha dhinaca Arrimaha Bulshadda ee Maamulka Degmadda Kaxda Guuleed Maxamed Tifow ayaa u sheegay Radio Dalsan in Dib u dajin ay u sameyn doonan qoysaskii laga burburiyay dhismo Dowladda ay sheegtay iney leedahay.

Guuleed Maxamed waxa uu intaasi raaciyay in Dowladii shalay laheyd Dhismahan in imminkana ay u baahatay marka sida awgeedna loo baahan yahay in Bulshadda ay tixgelin sameeyaan.

Hadalkan ayaa imaanaya iyada oo Shalay Ciidamadda Dowladda ay qoysas badan ay ka burburiyeen Guryo ay sheegeen iney Dowladda leedahay.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor