Ilo dhinaca ammaanka ayaa sheegay inay 14 qof oo Rayid iyo Hal askari lagu dilay labo qarax oo maanta loo adeegsaday gawaari miineysan oo lala eegtay Degmadda Tal Yabes ee Bariga magaalladda Mosul.
Qaraxyadaasi waxaa kaloo ku dhaawacantay 12-qof.
Dhinaca kale, Ciiddanka Dowladda Iraq waxay sheegeen inay ku-dhawaad 90% gacanta ku hayaan Bariga Mosul oo ay Kooxda Daacish ka saareen.
©Radio Dalsan