• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Cillad ku timid Xarunta laga hago Droneska Maraykanka oo sababtay duqeyntii lagu dilay Askartii Galmudug.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 13, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciiddanka Cirka ee Maraykanka ayaa baaritaan ku haya cillad weyn oo ku timid Nidaamka Isku-xirka Kombiyuutarka ee Saldhigga Ciiddanka Cirka ee (Creech Air Force Base) oo Xarun u ah Maskaxda laga hago Hawlgalladda Dilalka ee loo adeegsado Duqeymaha Diyaaradaha Droneska ee laga fuliyo dalalka Caalamka.

Wargeyska BuzzFeed News ayaa ogaaday in Cillad xoogan ku timid Shabakadda Isku-xrika Kombiyuutarada laga hago Hawlgalladda Dilalka ee ay fuliyaan Droneska, iyadoo Diiwaanka Dowladda Maraykanka ee Qandaraasyadda  lagu muujiyey inay cilladaasi bilaabantay bilowgii bishii hore ee September, isla markaana aan weli la dhamaystiran burburka ku yimid Nidaamka Maskaxeed ee SIPRnet ee laga hago Droneska loo adeegsado Dilalka iyo Duqeymaha.

Waaxda Federalka ee Diiwaanka Qandaraasyadda Maraykjanka ee fbo.gov. ayaa sheegtay in Nidaamka Kombiyuutada ee ku burburay Saldhigga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo loo yaqaano SIPRnet yahay nooc ka mid ah Nidaamka Internetka ee gudbin kara Sirdoonka Heerka Qarsoodiga ah, Bar-tilmaameesiga iyo Qabashadda Elektoroonikada.

Saraakiisha Milliteriga Maraykanka waxay kala xaqiijin waayeen in Fashilkaasi kuseeyo cillad Farsamada Gudaha, ama Inay Burcadda Internetka jabsadeen Nidaamka Isku-xirka Kombiyuutarada ee laga hago Duqeymaha Droneska.

Afhayeenka Ciiddanka Cirka Maraykanka, Major Malinda Singleton ayaa sheegay inay socdaan Baaritaanka lagu ogaanayo cilladaasi, wuxuuna ka gaabsaday inuu bixiyo Faahfaafin dheeraad ah.

Nidaamka Kombiyuutada ee ku burburay Saldhigga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo loo yaqaano SIPRnet ayaa ah Nidaam Internetka oo gudbin kara Sirdoonka Heerka Qarsoodiga ah, Bar-tilmaameesiga,  Qabashadda Elektoroonikada.

Saldhigga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo ku yaalla Gobalka Neveda ayaa loo aqoosaday Wadnaha Barnaamijka Maraykanka ku beegsadaan Dilalka, halkaasi oo ay Duuliyayaasha Ciiddanka Cirka ka hawsl-galaan Hagida Diyaaradaha Hubeysan ee la duuliyo (The armed “remotely piloted aircraft” — drones).

Saldhigaasi ayaa waxaa loo adeegsadaa Khadadka Dayax-gacmeedka ku xiran Somalia, Syria, Afganistan, Pakistan iyo dalalka kale iyo Gantaalldda Dabka ee lala beegsado xubnaha Al-qacaida ama Daacish.

Cilladda burburka ee Toddobaadyo gudhooda ku timid Saldhigga Ciiddanka Cirka Marayknka ee Creech ayaa waxaa ka dhashay silsilado duqeymo Cirka ah oo ku baxsaday si qaldan, iyadoo dad badan Droneska ku dileen duqeymo ka kala dhacay dalalka Somalia, Syria iyo Afganistan.

Bishii September 17-dii hal isbuuc kadib markii ay Nidaamka Kombiyuutarada laga hago Droneska Maraykanka cillad ku timid, waxaa duqeyn Drones lagu dilay 62 Askari oo u dhashay Syria, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhigooda.

Bishan September 28-dii, Duqeymo ay Droneska Maraykanka ka geysteen Somalia waxaa lagu dilay 22 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Dowlad-gobaleedka Galmudug,.

Sarkaal ka tirsan Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in Dib-u-eegis lagu hayo shilkaasi.

Sidoo kale, Duqeyn ay Droneska Maraykanka isla bishii September 28-dii ka geysteen dalka Afganistan waxaa lagu dilay 15 qof oo rayid ahaa, sida ay sheegtay QM.

Sarkaal ka tirsan Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka (ENTCOM) ayaa u sheegay Wargeyska BuzzFeed News in baaritaano lagu hayo Shilalkaasi.

Danjiraha Maraykanka u jooga Somalia ayaa isagana Wada-hadal ka galay Baaritanka Duqeyntii ka dhacday duleedka Gaalkacayo ee lagu dilay Askar ka tirsan Ciiddanka Galmudug.

creech-air-force-base1 creech-air-force-base2

Xigasho: BuzzFeed News

©Radio Dalsan

Previous Post

MSF oo ka digtay xaalladda caafimaadka ee Qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya, kuna baaqday in dib-u-dejin looga sameeyo Dalal kale.

Next Post

Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Next Post

Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

by Dalsan Editor
May 18, 2025
0

Mogadishu, Somalia – At least 10 people were killed and dozens more injured on Sunday in Somalia’s capital, Mogadishu, after...

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

by Ilhaan
May 18, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
English News

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
  • DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00