• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maxaa ka jira wararkii sheegayay in Dugsiyada Somaliland lagu dhigo Diinta Kirishtaanka?

Bilan Media by Bilan Media
August 30, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Somaliland ayaa War-murtiyeed kasoo saartay warar sheegayay in Dugsiyo ku yaalla deganadooda lagu dhigo Buugaag xanbaarsan diinta Kiristaanka, waxana wasaaradda waxrashadu ay u saartay arrintaas guddi baaritaan ku sameeya wax jka jira arrintaas oo si weyn loo hadal hahay maalmahaan.

Waxaana guddigu ay soo saareen Qoraalkaan:

“Annaga oo ah Guddida ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynisku u xilsaartay baadhitaanka wararka laga faafiyay dugsiyada Somaliland qaarkood, waxa aannu maanta oo ay taariikhdu tahay 30.8.2020 soo saarnay Warsaxaafadeedkan oo aannu ku soo bandhigaynno maxsuulka xaqiiqo raadintii aannu samaynnay:

1- Guddidu waxay bulshada Somaliland iyo caalamkaba u caddaynaysaa in aanay jirin dugsiyo Somaliland ku yaalla oo hadda lagu dhigto ama hore loogu dhigtay diin aan Islaam ahayn, isla markaana aanay arrintaa oggolayn Wasaaradda, maamulayaasha iyo macallimiinta goobaha waxbarashada, waalidinta iyo ardayda midkoodna.

2- Guddida waxa u caddaatay in uu jiray sidii uu Wasiirkuba hore u sheegay buug cilmiga bulshada ah oo qoraalka ubucdiisa aanay ku jirin wax diin ah oo aan Islaam ahayn, balse tusmada buugga uu ku jiro ciwaan tuhun dhalin kara. Buuggaas oo maktabadaha qaarkood iibin jireen, balse aan hadda lagu iibinnin Somaliland, ayay dad nuqul ka mid ah helay ay baraha bulshada geliyeen oo ay ka been abuureen in diimo kale lagu dhigto dugsiyada dalka. Iyadoo aanay ahayn markii koowaad ee goobaha waxbarashada been noocaas ah laga sheego; halkaas oo dadkii beentaa faafiyayna la xukumay, kuwa iminka ku hawlanna sharciga lala tiigsan doono.

3- Maadaama oo aanay jirin diin aan Islaam ahayn oo weligeed lagu dhigay dugsiyada Somaliland, Guddidu waxay cambaaraynaysaa dadka faafiyay wararka been abuurka ah ee warbaahinta qaarkood faafiyeen in xubin shaqaalaha wasaaradda ka mid ah tallaabo looga qaaday arrimahaa marka horeba la been abuuray ee ku saabsan diin aan Islaam ahayn oo dalka lagu dhigto

4- Sidaas darteed, Guddidu waxay ku talinaysaa in Wasaaraddu ku martiqaaddo cid kasta oo hawshaa danaynaysaa inay soo booqdaan dhammaan goobaha waxbarashada ee dalka ku yaalla oo ay baadhitaan madax bannaan soo sameeyaan; wax kasta oo ay soo arkaanna bulshada la wadaagaan.

5- Guddidu waxa ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska kula talinaysaa in ay sharciga la tiigsato dadka iyo warbaahinta faro-ku-tiriska ah ee caadaystay inay waxbarashada Somaliland been abuur lagu waxyeellaynayo ka faafiyaan, iyadoo ujeeddadu tahay tartan taban oo salka ku haya dano dhaqaale.

6- Guddidu waxa ay ku talinaysaa in dhammaan dugsiyada dalka lagu dhigto manhajka Somaliland, isla markaasna la soo saaro wareegto lagu mamnuucayo in goobaha waxbarashada ee dalka lagu dhigto, lagu hayo, la geeyo buug aanay qoraal rasmi ah ku oggolaannin Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

ALLAA MAHAD LEH.

Xubnaha Guddida:

1- Maxamed Saleebaan Cumar, Agaasimaha Waaxda Xog-Isgaadhsiinta – Guddoomiye.

2- Xuseen Cabdi Cawil, Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Tooska ah – Xubin.

3- Sucaad Maxamed Cabdi, Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Dadban – Xubin.

4- Yuusuf Xuseen Maxamed, Agaasimaha Waaxda Hantida iyo Diiwaangalinta Dugsiyada – Xubin.

5-Cabdishakuur Maxamed Cabdi, Agaasimaha Waaxda Dheellitirka Waxbarashada – Xubin.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay Hawlgalka UNSOM

Next Post

Ciidmada ammaanka Magaalada Jowhar oo Gacanta ku dhigay Aabbe Wiilkiisa dilay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Ciidmada ammaanka Magaalada Jowhar oo Gacanta ku dhigay Aabbe Wiilkiisa dilay

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 21, 2025
0

Muqdisho – Kulan doodwadaag muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo caqabadaha horyaalla suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka...

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

by Liban
May 21, 2025
0

London, United Kingdom – After more than 18 months of relentless conflict in Gaza, the United Kingdom’s patience with Israel...

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

by Liban
May 21, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A pivotal roundtable discussion focusing on the state of press freedom in Somalia was held at the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action
English News

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria
English News

Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
  • Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
  • UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
  • Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00