Gawaari ay wateen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM, ayaa lagu soo waramayaa in galabta qarax lagula eegtay iyagoo maraya Ex-koontorool Balcad.
Lama warin qasaare ka dhashay balse, ciidamada ayaa la sheegay markii uu qarax dhacay , kadib in ay sameeyeen baaritaan kadibna ay isaga tageen goobta.
Sidoo kale ciidamo ka tirsan dowladda soomaaliya, oo gaaray ahalka uu qaraxa ka dhacay ayaa iyaga bilaabay baaritaano.