Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ayaa Maanta qaadeysa Imtixaanaadka Dugsiyadda Sarre muddo 25 sanno kadib markii uu Dalka galay Dagaaladii sokeeyay. Imtixaanaadka...
Read moreGaroonka Aden Cadde Ee Magaaladda Muqdisho ayaa bilaabay Duulimaadyo dadka ay heli karan waqtiyada Habeenkii waana Markii ugu horeysay Tan...
Read moreHalkaan Kaย Dhageyso: Bar Wareega Wararka ee Radio Dalsan 14-06-2015 By Abuukar Dayax Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre
Read moreHalkaan Kaย Dhageyso: Warka Habeen ee Radio Dalsan 14-06-2015 By Abuukar Dayax Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre
Read moreGuuto ka tirsan Ciiddanka Uganda ayaa lagu wadaa inay berrito soo gaaraan magaalladda Muqdisho, si ay ugu biiraan Hawlgalka AMISOM....
Read moreWasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Alioo soo gaba-gabeeyay booqashadiisa shaqo ee...
Read moreSawir-qaade hore, C/fataax Maxamed Cilmi Dheere oo ay isaga iyo labo Suxufi oo u kala dhalatay dalalka Canada iyo Australia...
Read moreAfhayeenka Milliteriga Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa sheegay inay Dagaalyahanno Alshabaab iyo Ciiddan ka tirsan Milliteriga Kenya waaberigii hore ee...
Read moreBoliska dalka Faransiiska ayaa sheegay inay daraasiin Tahriibayaal Afrikaan ah oo loo diiday inay ka soo gudbaan xuduudka Talyaaniga ku...
Read moreSaxafi u dhashay dalka Australia oo soo dhaweeyey hawlgalkii lagu soo qabtay mid ka mid ah Afduubayaashii Suxufiyiinta. Sawir-qaadihii hore...
Read moreKooxo hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa la sheegay inay labo hawlgal ka fuliyeen...
Read moreG/Xigeenkii XSKC, Cali Cabdi Maxamed โShiinoโ ayaa lagu soo waramay inuu magangelyo qaxootinimo ka codsaday dowladda dalka Sweden. Ilo lagu...
Read moreRadio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
ยฉ 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
ยฉ 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.