Qiyaastii 150,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu qasbay inay ka qaxaan degaannada bartamaha Gaza, iyadoo ciidamada Israa’iil ay ku sii...
Read moreGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u dhigay codeyn loo sameyn lahaa xal ku aadan gaarsiinta gargaarka...
Read moreXamaas oo ah kooxda gacanta ku haysa marinka Qasa, ayaa meesha ka saartay in la sii daayo la haystayaal kale...
Read moreSheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqortooyada Kuwait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha...
Read moreXoghayaha Arrimaha Dibadda Britain David Cameron iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock ayaa mar kale ku celiyay baaqa ah “in baahi...
Read moreAmiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da’da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo...
Read moreWasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant ayaa u sheegay la taliye Jake Sullivan oo ka socda mareykanka in milatariga Israa’iil ay...
Read moreIsraa'iil ayaa sheegtay in dagaalka Qasa ee ay kula jirto Xamaas uu sii socon doono, haddii ay taageero ugu hesho...
Read moreMareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga...
Read moreGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Jimco ah kulan ka yeesho dagaalka ka socda Gaza...
Read moreMadaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa safar naadir ah shalay ku tagay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga. Mawduucyada la filayo...
Read moreBoqol iyo sagaashan muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebta Calais ee waqooyiga Faransiiska tan iyo habeenkii jimcaha xili ay...
Read moreRadio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.