Hadal ka soo baxay Dowladda dalkaasi ayaa sheegtay inay ugu yaraan 283 qof ku geeriyoodeen Duufaantaasi oo loogu magac daray Horikoon Mathiyos.
Sawiro dhinaca Cirka laga qaaday ayaa muujinaya burburka iyo khasaaraha ka dhashay Duufaantaasi.
Ugu yaraan 28-kun oo guri ayaa ku burburay Duufaantaasi oo loogu magac daray Duufaantii Mathiyo.
Dhinaca kale, Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay hakiyeen Doorashgadda Madaxweynaha oo la filayey in la qabto bishan October 9-da.