Dhageyso: Degmooyinka Boondheere Iyo W.Nabada Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Seddaxaad

Degmadda Warta Nabada ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega Afaraad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Boondheere ee gobolka Banaadir

Degmadda Boondheere oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 9 -dhibcood halka degmadda Wartanabadda oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 10-dhibcood.

Habeen dambe Wareega Afaraad Furmaya Iyadoona baratami doona degmooyinka Dayniile iyo Waabari oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.