Axmed Madoobe oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Maamulkaas  ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo oo maanta  gaaray Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa marti galinaysa shirka Golaha Taliyeyaasha Booliska Dalka oo looga arrinsanayo hanaanka cusub ee Booliska dalka labadiis heer iyo wada shaqaynta Hay’adaha Booliska dalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply