Aqoonyahan ka hadlay wax yaabaha keenay dhibaatooyinka dalka ka soo cusboonaaday (Dhageyso)

Aqoonyahan Abshir Maxamed Aadan oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay dhibaatooyinka hada soo cusboonaaday oo ay kamid tahay ciidamada gadoodka sameeyay, afduubka markabka shidaalka waday iyo arimo kale in ay keentay kala dhimanaanshaha dowlada iyo fashil la’la damacsanyahay madaxweyne Farmaajo waasida uu hadalka u dhigee.

Abshir Maxamed Aadan ayaa dhanka kale ugu baaqay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaraha in ay sidag dag ah u magacaabaan golaha wasiirada.

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media