sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka tiro madaafiic ah ayaa waxa ay caawa ku dhaceen aga-gaarka eelaboorka Aadan Cadde ee magalada Muqdisho
ilaa iyo hada lama oga qasaaraha ka dhashay madaafiicdaas oo dhawaqooda laga maqlay xaafadaha ku dhow eela boorka.
arintan ayaa imaaneesa xili habeenadii ugu danbeeyay Muqdisho laga maqlayay dhawaqa Bambaanooyinka gacanta laga tuuro