• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Alshabaab iyo Kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Bilan Media by Bilan Media
March 5, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaalkaan ayaa Kooxda Macawiisley iyo Alshabab waxa uu ku dhexmaray deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan waxaan akasoo baxaya faahfaahino kala duwan khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

Wararka ayaa tilmaamaya in dagaalkaan uu yimid ka gadaal markii Kooxda Macawiisley ay weerar ku qaadeen fariisin Alshabaab ay ku leeyihiin deegaankaas waxaana halkaas ka dhacay dagaal aad u culus,waxaana la sheegay in dagaalku uu socday saacado badan.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas culus oo ay isku adeegsanayeen dhinacyada dagalamayay,iyaga oo tilmaamay in aysan sheegin Karin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka dhexmaray koxda Macawiisley iyo Alshabaab.

Inta badan Alshabaab iyo kooxda Macawiisley ayaa ku dagaalama deegaano ka duwan oo ka tirsan gobolada dalka waxaana la xasuustaa in dhowr jeer kooxdaan ay weeraro ku qaadeen saldhigyo Alshababa ay ku lahaayeen gobolka Hiiraan oo uu ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Previous Post

Dhageyso;- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiishii Ahlusunna ee lagu wareejiyay dowladda

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

July 17, 2025
Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il
Caalamka

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il

July 17, 2025
Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
Warar

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

July 16, 2025
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar
Warar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

July 16, 2025
Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

July 16, 2025
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiishii Ahlusunna ee lagu wareejiyay dowladda

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland ayaa si rasmi ah u caddeysay in aysan aqoonsanayn maamulka ku-meel-gaarka ah ee...

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah ee Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa si kulul uga hadlay rabshadihii dhawaan ka dhacay gobolka Sweida ee ay...

PM Hamsa Orders Swift Emergency Response to Drought-Stricken Awdal Region

PM Hamsa Orders Swift Emergency Response to Drought-Stricken Awdal Region

by Liban
July 17, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a decisive move, Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre has directed all relevant government institutions to urgently...

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

by Liban
July 17, 2025
0

Marka, Somalia  – The Somali National Army (SNA) has carried out a well-coordinated military operation in the Busleey area of...

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il
Caalamka

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa'il

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamsa Orders Swift Emergency Response to Drought-Stricken Awdal Region
English News

PM Hamsa Orders Swift Emergency Response to Drought-Stricken Awdal Region

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle
English News

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria
English News

Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists
English News

Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo
  • Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il
  • PM Hamsa Orders Swift Emergency Response to Drought-Stricken Awdal Region
  • Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00