Ali Galad oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegay in dadajinti hawshi maamulkaas ay keentay in xildhibaano aan tayo laheyn la qoro.
“Seddex maalin ayaa lagu qoray dhamaabtood waxeyna u badanyihiin askar iyo dad aan iskuul aadin oo aan nidaam ka so shaqeyn “ayuu yiri Ali Galad oo maanta ka qeyb-galayey dooda jimcaha ee Radio Dalsan ka badeysay
Cali waxuu sheegay in madaxweyne Cosoble wado sidii loogu noqon lahaa dhisme barlamaan tayo leh oo wadi Kara hawsha maanulka curdunka ah ee Hirshabelle
Waxa uu sheegay in madaxweyne Xasan sheikh iyo wasiir Odowa ay ka goneyn in la dhiso maamul oo aysan fiirin dadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Hirshabelle ayaa ah Maamulka ugu dambe eyey ee dhawaan ku so biiray maamulada federaalka