• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Midowga Europe  oo IMF u gudbisay Lacag lagu taageerayo Dhaqaalaha iyo Horumarinta Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 10, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hadal ka soo baxay Ururka Midowga Europe ayaa lagu sheegay inay 1 million oo EURO ku wareejiyeen Hay’adda Caalamiga ee Lacagaha Adduunka ee IMF , taasi oo qeyb ka ah Kaalmada lagu taageerayo Dhaqaalaha Dowladda iyo Xoojinta Horumarinta ee Somalia.

Taageeradda EU-da waxay qeyb ka qaadanayaasaa sidii loo caadiyeyn lahaa xiriirka lala leeyahay Hay’adaha Caalamiga ee Maaliyadda “The International Financial Institutions “ iyo sidii asaas shaqo loogu dhigi lahaa Taagereradooda Maaliyadeed.

Somalia ayaa haatan u qalmin in ay helaan wax kasta o oKaalmo ah iyadoo aan loo soo marsiinin Hay’adda IMF oo Xarunteeda Dhexe ku taallo maagalladda Washington, taas ioo horey u bixisay 328 million oo Dollar.

Hay’adda Caalamiga ee Lacagaha Adduunka (IMF) waxay Dowladda Somalia ee haatan jirta aqoonsatay muddo hataan laga joogo 3-sanno, waxayna markii ugu horreysay dib-u-eegistii  ugu horreysay in ka badan 26 sanno ku samaysay Somalia sannadkii 2015-kii.

Sanduuqa Dhaqaalaha Somalia waxa uu qeyb ka yahay Taageerida Xaallada Adag ee Isbefelka iyo in Soomaalida laga taageero dadaalkooda ay ku dhisayaan Hay’adaha furaha u ah Dhaqaalaha, Horumarinta iyo Siyaasadda Dhaqaalaha.

Sanduuqa Dhaqaalaha Somalia ayaa la filayaa in ay ku bixiyaan in ka badan 9 million oo Dollar taageeradda Kaalmadda Farsamada iyo Tababaradda tan iyo sannadka 2018-ka.

Dhinaca kale, Madaxa Ergadda EU-da, ahna Danjiraha u joogta Somalia, Ambassador Veronique Lorenzo ayaa shegtay inay dadka Soomaalida degdeg ugu baahan yihiin inay arkaan inay soo hagaagayso Nolol-maalmeedkooda.

Waxay intaasi ku dartay in ka badan 20 sanno oo ay dagaalo ka jireen Somalia inay dadka Soomaalida haatan wax badan qabsadeen, isbedelna lagu sameeyey Dhaqaalaha iyo Maaliyadda.

Ambassador Veronique Lorenzo waxay sheegtay inay rajeynayso in Dowladda soo socoda ee Somalia dedejin doonto xawaaraha Isbedelada, si loo kobciyo Hay’adaha muhiimka u ah Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Horumarka Somalia.

©Radio Dalsan

Previous Post

Ali Galad “70% xildhibaanada Hirshabelle waxba ma aqriyaan waxna ma qoraan “

Next Post

Dhallinyaro Soomaali oo ku xirnaa Jesiiradda Sishilis oo dib loogu soo celinayo dalka hooyo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Next Post

Dhallinyaro Soomaali oo ku xirnaa Jesiiradda Sishilis oo dib loogu soo celinayo dalka hooyo

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

by Liban
May 15, 2025
0

Mogadishu – Today, May 15th, Somalia proudly observes Somali Youth Day, a date etched in the country’s history as a...

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Guud ahaan gudaha dalka iyo meelo badan oo ka mid ah dunida ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 82-aad...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District
English News

Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party
English News

Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
  • From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
  • 15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00