• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Akhriso:-Taariikhda Madaxweynaha Cusub ee dalka Itoobiya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 25, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxay ku dhalatay kuna bar-baartay Caasimada dalka Ee Addis-Ababa,Sahle-work Zewdu waxay waxbarashada dugsiga dhexe iyo sare ku dhamaysatay Lycee G/Mariam.

Kadib markay Dugsiga sare ka baxday waxay deeq waxbarasho ka heshay dalka France Jaamacada Montpellier waxayna xiligaas jirtay 17 sano oo kaliya.

Sahle-work waa curada Afar gabdhood oo qoyskooda ka beermay, aabaheed wuxuu kamid ahaa saraakisha ugu sareysa ee ciidamada,Wuxuuna dadaal badan ku bixiyay waxbarashadeeda maadama uu ahaa mid aqoonta iyo ababinta caruurta aad u daneeya.

Kadib markay sagaal sano(9) ku sugnay dalka Faransiska,Sahle-Work waxay kusoo noqotay dalka Itoobiya,waxayna ka shaqo bilawday wasaarada Waxbarashada khabiirka waaxda Xidhiidhka dadwaynaha, kadibna waxay noqotay Agaasinka Waaxda.

Waxay Go-aansatay inay boos badalato sidaasna waxay ku biirtay Wasaarada Arimaja Dibada Ee Dalka.

Wakhtigeedii Wasaarada Arimaha dibada, Sahle-Work waxay kasoo shaqaysay boosas kala duwan.

Waxay noqotay haweenaydii labaad ee taarikhda gasha Danjirayaasha/Safiirada Dalka,kaliya waxaa ka horaysay Yodit Emiru.

Markii u horaysay waxaa Safiir loogu magacabay Dakar, #Senegal waxayna kasoo shaqeysay mudadii udhaxeysay 1989-1993 G.c,iyadoo Wakiil u ahayd #Mali,#Cape verd,#Guinea-Bissau,#Gambia iyo #Guinea.

Mudadii udhaxaysay 1993-2002 waxay danjire u ahayd #Jabuuti iyo waliba xubin IGAD matala.

Markale 2002 waxaa loo magacabay Safiirka #Faransiiska iyo Xubin matala UNESCO,halka ay ilaa 2006 Wakil ugasii ahayd #Tunusia iyo #Moroco.

2006-2009 waxay ahayd Wakiilka Itoobiya ee AU ,UNECA iyo Agaasimaha Guud Arimaha Afrika Ee Wasaarada.

Khibradeeda Labatanka Sane korka udhaafaysa ee wasaarada arimaha dibada ayaa albaabada ufurtay hayadaha heer caalami.

Ka dib adeeggii Wasaaradda, waxay ku biirtay Qaramada Midoobay 2009-kii si ay u noqoto Wakiilka Gaarka ah iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Nabadda ee Isku-dhafka Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika (BINUCA).

Guusheedii ugu waynayd ee safarkeeda ayay sameysey bishii Maarso 2011 markii ay noqotay qofkii ugu horeeyay ee qabta jagada cusub ee loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Nairobi (UNON), oo uu magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon.

Sahle-work waa hooyo leh laba caruura islamarkaana waxay dhalatay 1950 Tirsiga Itoobiya.

DHAMAAAD

Sahle-work waxay todabaadkan soo wareejisay shaqadeedii sida ilo xog ogaala noo xaqiijiyeen taaas oo ka dhigan in ay noqon doonto madaxwaynaha cusub ee dalka.

Waxaa kaloo Cajiiba noqonaysa in Sahla-work tahay qof dhalasho ahaan Qowmiyado isku Jira kasoo jeeda.

Waxaa qoray: Cabdisalaam Sheekh Xasan

Previous Post

Maamul Goboleedyada oo sameysanaya Ciidamo gaar ah(Akhriso Ujeedka)

Next Post

Dhageyso:-Maamul Goboleedyada”Ma aqoonsan doono dib u eegista lagu sameeyo dastuurka dalka”

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Dhageyso:-Maamul Goboleedyada”Ma aqoonsan doono dib u eegista lagu sameeyo dastuurka dalka”

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

by Liban
May 22, 2025
0

Kismayo, Jubbaland – Somali special forces, in a joint operation with Jubbaland regional troops, have seized a significant cache of...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
  • Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00