• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 5, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Akhriso:-Shilalkii diyaaradaha ee Caalamka ka dhacay 2018

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 2, 2019
in Caalamka, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sanadkii aanu soo dhaafnay ayaa ahaa mid ay sare u kacday tirada shilalka diyaaradaha marka loo barbardhigo sanaddii 2017.

Shilalka diyaaradaha ayaa waxaa sanadkan ku dhintay 556 qof, halka sanadkii 2017 ay shilalka diyaaradaha ku dhinteen 44 qof,waxaa sidaasi lagu sheegay warbixin ay soo saartay laanta badqabka duulimaadyada.

Shilkii ugu xumaa ee sanadkii aanu soo dhaafnay dhacay ayaa ahaa kii bishii October ee diyaarad ay lahayd shirkadda Lion Air waxaana ku dhintay 189.

Sanadkii 2017 ayaa ahaa sanadkii dhanka badqabka diyaaradaha ugu wanaagsanaa gaar ahaan diyaaradah rakaabka oo ma jirin diyaarad rakaab oo burburtay.

‘Hormar lagu tallaabsaday’

laanta badqabka duulimaadyada ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ayaa sheegtay in sanadkii aanu soo dhaafnay ay dhaceen 15 shil diyaaradeed waana shilalkii ugu dhimashada badnaa.

Waxaa ka mid ahaa shilalkii ugu dhimashada badnaa 2018.

Diyaaradii ay lahayd shirkadda Lion Air oo ku burburtay dalka Indonesia, gaar ahaan badda gobolka Java ka dib markii ay ka duushay caasimadda Jakarta.

Dalka Cuba bishii July shil ka dhacay waxaa ku dhintay 112 qof,waxaana shilkaasi loo aaneeyay qaladaad dhanka aadnaha ah.

Bishii February, 66 qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay buuraleyda Zagros ee dalka Iiraan.

51 qof ayaa ku dhimatay bishii March ee sanadkii tagay ka dib markii ay diyaarad ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Kathmandu ee dalka Nepol.

Balse shilalka diyaaradaha waa kuwa hoos u sii dhacayay 20 sano ee ugu dambeeyay.

BBC SOMALI

Previous Post

Midowga Europe oo cambaareeyey hoobiyeyaashii lagu weeraray Xafiiska QM ee Xalane

Next Post

Sawirro:-Qodobo laga soo saaray Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday
Caalamka

Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday

July 3, 2025
Next Post

Sawirro:-Qodobo laga soo saaray Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Warshiikh, Somalia - In a powerful show of community-driven healthcare, a team of volunteer Somali eye doctors brought life-changing medical...

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre,...

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has unanimously approved the nomination of nine candidates to serve...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno...

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
English News

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
English News

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
English News

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
  • Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
  • Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00