18 Xildhibaaan oo isugu jira labada aqal ee Baarlamaanka 11aad ayaa qaatay shahaadada Xildhibaanimada, waxaana manta ay ahayd maalinta 3aad ee Shahaado Bixinta.
Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shahaadada Qaatay.
- Ibrahim Awgab Osman AS#06
- Hassan Idow Mohamed AS#22
- Nor Mohamed Gedi AS#18
- Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
- Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
- Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
- Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
- Ifrah Mohamed Awed GSH#037
- Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
- Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
- Fardowsa Osman Egal HOP#232
- Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
- Deqo Hassan Hussein AS#43
- Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
- Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
- Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18.Hirsi Jama Ganni GSH#223