Madaxweynaha Dowladda HirShabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara, oo u xilsaaran isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara.
Guddigaan oo ka kooban 9-xubnod loo xilsaaray mashaariicda io xalalka waara si dhammaan deegaanada mamaulka Hirshabelle ay qiimeyn ugu sameeyaan isla markaana ay soo sheegaan deegaanada u baahan in mashaariic laga hirgeliyo.
9-xubnood ee guddigaan ayaa u badan wasaarado waxaana la faray in aywaajibaadkooda u gutaan si hufnaani ku dheehantahay,waana markii ugu horeeysay oo madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Ware uu magaacbo guddi heerkaan oo kala ah.
Halkaan Ka Akhriso Magacada