Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa uu Isbedel ku sameeyay Taliska guud ee Booliska Galmudug iyo Talisyada Saldhiga degmooyinka.
Wareegto kasoo baxxday Xafiiska Taliye Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxaa Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug loogu magacaabay G/Sare C/Kariin Xussen Macalin, halka ku-xigeebn looga dhigay G/sare Maxamed Nuur Cali.
Sidoo kale degmooyinka loo magacaabay Taliyeyaasha Ciidan ayaa waxaa kamid ah ayaa waxaa kamid ah Degmada Guriceel, Matabaan, Gaalkacyo, Hobyo, Xeeraale, Balanbale iyo Dhuusamareeb oo ah Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.
Hoos ka Akhriso Magacyda Taliyeyaasha la magacaabay.