Akhriso:-Guddiga xil wareejinta Guddoomiyaha G/Banaadir oo la Magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga xilwareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Casimadda Muqdisho.

Guddiga loo magacaabay xilwareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka ayaa ka kooban 9-xubnood,waxaana Guddoomiye loo dhigay Shiikh Cumar Xuseen Maxamed.

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa la faray inay si hufan u gutaan Waajibaadka Shaqo ee loo magacaabay.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

Comments
Loading...