Idaacada Dalsan ayaa aragtay emailo ay is dhaafsadeen Wasaaradaha Dastuurka DFS iyo Mid Koonfur Galbeed taas oo lagu joojiyey xiriirkii wada shaqeyneyd ee labadooda.
Khilaafka soo kaladhex galay 2-da Wasiir  Dastuurk ayaa salka ku haya arimo la xiriira sida loo fulin lahaa hawlaha Dastuurka .
Hoos Ka Akhriso Warka qoralka ah oo ka soo baxay Wasaaradda Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo gaarsiisay Radio Dalsan.