• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, August 5, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

100 Qaxooti Somali ah oo ku nool dalka Denmark oo lagu wado in dib loogu soo celiyo dalka hooyo.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 28, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa haatan baaritaan ku haysa sida ugu caqli-galsan ee Ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celin lahaa dalkooda hooyo.

Qaar ka mid ah Qaxootigaasi ayaa ah Dad tababar daran oo u baahan Badbaadin Caalami, kuwaasi oo ay soo xushay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR si loo dejiyo Waddan 3-aad.

Madaxa Waaxda Magangelyo-doonka iyo Dib-u-celinta ee Golaha Qaxootiga Denmark (Danish Refugee Council), Eva Singer ayaa sheegtay in go’aankaasi yahay mid aan la aqbali karn.

“Marna ma arkin midna gudaha Denmark ama dalal kale wax la mid ah Qorshayaasha o oay samaynayaan, kadib, dhowr sanno oo dib-u-eegis lagu samaynayo haddii ay Qaxootigaasi dib ugu celin doonaan dalalkooda hooyo” ayey tiri Eva Singer.

Waxay intaasi ku daray in Tallaabadaasi sharci suurto-gal ahayd tan iyo sannadkii 2005-tii.

Dhinaca kale, Afhayeenka Sinnaanta Sinjiga iyo Is-dhexgalka ee magaalladda Enhedslisten ee dalka Denmark ayaa sheegay isla marka Qaxootiga la dejiyo waxay helayaan Badbaadin Joogto ah a permanent protection”.

Hay’adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa qorsheynayso in 1,100 Qaxooti Soomaali ah lagala laabto Sharciga deganaanshaha ee ay ku joogaan gudaha Denmark, waxaana la filayaa in dib loogu soo celiyo Somalia.

Dowladda Denmark ayaa saadaalisay in Xaalladda Ammaanka ee Caasimadda Somalia ee Muqdisho tahay mid deggan.

Si kastaba ha ahaatee, Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa ka soo horjeeda Aragtidaasi, waxayna dhamaan Dowladaha xubnaha ka ah QM  ka codsatay inaan Qaxootiga Soomaalida si khasab ah loogu soo celinin dalkooda Hooyo.

Somalia waxay haatan u diyaar garoobaysaa Doorashadda Madaxtinimadda oo asal ahaan la filayey in la qabto bishii August ee la soo dhaafy, balse waxaa dib loo dhigay ilaa bisha soo socota ee January ee sannadka 2017-ka.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Muwaadiniinta Somali-Maraykanka oo looga digay inay ku lug yeeshaan Musuqa.

Next Post

(Dhegeyso):- Murashax Cabdiqaadir Cosoble oo codkooda weydiistay xildhibaanada labada aqal ee Hirshabelle (Sawiro).

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub

August 5, 2025
DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso
Warar

DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso

August 5, 2025
Waa Sidee Xaallada Suuq Bacaad kadib dabkii ka kacay?.
Warar

Waa Sidee Xaallada Suuq Bacaad kadib dabkii ka kacay?.

August 5, 2025
Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub
Warar

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub

August 4, 2025
Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen
Caalamka

Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen

August 4, 2025
Muungaab oo $200,000 ku Wareejiyay SODMA si Loogu Gurmado Abaaraha Gobolka Awdal
Warar

Muungaab oo $200,000 ku Wareejiyay SODMA si Loogu Gurmado Abaaraha Gobolka Awdal

August 3, 2025
Next Post

(Dhegeyso):- Murashax Cabdiqaadir Cosoble oo codkooda weydiistay xildhibaanada labada aqal ee Hirshabelle (Sawiro).

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub

by Ilhaan
August 5, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ee safiirrada cusub...

DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso

DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso

by Ilhaan
August 5, 2025
0

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay in la burburiyay in ka badan 250 kiis...

President Hassan Sheikh Receives Credentials from Ambassadors of Eight Nations

President Hassan Sheikh Receives Credentials from Ambassadors of Eight Nations

by Liban
August 5, 2025
0

Mogadishu - In a ceremony held at the Presidential Palace in Mogadishu, Somali President Hassan Sheikh Mohamud today received the...

Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador

Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador

by Liban
August 5, 2025
0

Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama met today with the new...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso
Warar

DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Receives Credentials from Ambassadors of Eight Nations
English News

President Hassan Sheikh Receives Credentials from Ambassadors of Eight Nations

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador
English News

Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Voter Registration Underway in Several Parts of Somalia Ahead of Upcoming One-Person, One-Vote Elections.
Bilan Media

Voter Registration Underway in Several Parts of Somalia Ahead of Upcoming One-Person, One-Vote Elections.

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa Sidee Xaallada Suuq Bacaad kadib dabkii ka kacay?.
Warar

Waa Sidee Xaallada Suuq Bacaad kadib dabkii ka kacay?.

August 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub
  • DFS oo Fashilisay Boqolaal Kiis oo La Xiriira Lacag Dhaqid iyo Maalgelin Argagixiso
  • President Hassan Sheikh Receives Credentials from Ambassadors of Eight Nations
  • Deputy Prime Minister of Somalia Meets with UK Ambassador

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00