• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 2, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland oo booqasho ku jooga dalka Masar.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 28, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland, Suleymaan Ciise Axmed “Xagla-toosiye” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay maalintii Sabtida ee la soo dhaafay booqasho ku tegeen caasimadda dalka Masar ee Qaahira.

Wakaalladda Wararka  Masar ee ONA oo aan warkan ka soo xiganay ayaa sheegtay inay Wafdigaasi muddo dhowr maalmood joogi doonaan Masar, iyagoo Kulamo la yeelan doona Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Masar.

SALEYMAAN XAGLO-TOOSIYEKulamadaasi ayaa lagu sheegay in looga hadlayo sidii ay Dowladda Masar taageero ugu fidin lahaayeen Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale, Warbaahinta Masar waxay Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland ku sheegaan inuu yahay Wasiirka Caafimaadka ee Somalia iyo inuu la socday Diyaaradda Ethiopian Airlines oo ka soo ambabaxday magaalladda Addi Abeba.

Dhinaca kale, Safaaradda Somalia ku leedahay Masar kama hadlin Safarka Wafdiga Maamulka Somaliland,  kama qeyb gelin Shirka  Wafdiga Somaliland iyo Madaxda Masar ku dhex marayo magaalladda Qaahira.

Waxaa kaloo kala caddayn Mowqifka Dowladda Masar ee ku aadan Qaabilaadda Wafdigaasi, inkastoo ay horey u sheegeen inay Masar ka soo horjeedo in la kala qeybiyo Jamhuuriyadda Somalia.

©Radio Dalsan

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Askarta Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Alshabaab loo qaadi doono Dibedda.

Next Post

(SAWIRO): Madaxweynaha oo Danjiraha Raashiya ka guddoomay Warqadihiisa Danjirenimo.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan
Warar

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

June 2, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

June 2, 2025
Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka
Caalamka

Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka

June 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

June 1, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

June 1, 2025
Next Post

(SAWIRO): Madaxweynaha oo Danjiraha Raashiya ka guddoomay Warqadihiisa Danjirenimo.

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

by Gesey Liban
June 2, 2025
0

Mogadishu – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has welcomed the upcoming national consultation forum proposed by President Hassan...

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

by Gesey Liban
June 2, 2025
0

Djibouti – In a show of growing regional cooperation, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza...

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

by Ilhaan
June 2, 2025
0

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee ku bahoobay Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ku...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

by Ilhaan
June 2, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha kaga imaanaya siyaasiyiinta mucaaradka, isaga...

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”
English News

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties
English News

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan
Warar

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka
Caalamka

Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”
  • PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties
  • Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
  • Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00