• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, June 4, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

DFS oo amar ku bixisay in loo gurmado dadka ku dhaawacmay dagaalka G/Sool

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 23, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq Nabadeed loogu diray Beelaha Walaalaha ah ee ku dirirsan deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo iyo Nawaaxigeeda, Waxayna tacsi u dirayaan eheladii ay dadkoodi ku geeriyoodeen dirirta sokeeye.

Madaxwaynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqayaan Garaadada, Madaxdhaqameedka, Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka degaannadaas in ay u guntadaan nabadda, joojiyaanna dhiigga beelaha walaalaha ah ee daadanaya.

Waxaa ayaan darro ah in ay soo noqnoqoto aafadan ragaadisay nabadda iyo xasilooninada deegaanada Gobalka Sool.

Dowladda Federaalku waxa ay ka qaadan doontaa doorka uga aaddan sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa deegaanadaas, Sidoo kale Madaxwaynaha iyo Ra’iisulwasaaruhu waxa ay farayaan Hay’addaha gargaarka dowladda in ay si degdeg ah ugu gurmadaan dadka dhaawaca ah iyo kuwa ku waxyeeloobay dagaalada ka soo cusboonaaday deegaannaddas.

Dowladda Federaalku waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed in laga shaqeeyo horumarka iyo midnimada lana ilaaliyo nabadda iyo xasiloonida oo aasaas u ah guud ahaan horumarka shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo amar siiyay Wasiirka Gaashaandhiga & Taliyeyaasha Ciidamada

Next Post

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah
Warar

June 4, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

DFS oo Shaacisay Dilka Horjooge Sare oo Al-shabaab Ka Tirsanaa Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

June 3, 2025
Next Post

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah

by Ilhaan
June 4, 2025
0

Dagaal culus ayaa maanta ka qarxay meel ku dhow xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kadib markii maleeshiyaad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

by Ilhaan
June 4, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee si...

Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka

Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka

by Ilhaan
June 4, 2025
0

Waxaa si rasmi ah u billowday gudashada waajibaadka Xajka ee sannadkan, iyadoo ku dhowaad laba milyan oo Muslimiin ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

by Ilhaan
June 4, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada...

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah
Warar

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka
Warar

Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DFS oo Shaacisay Dilka Horjooge Sare oo Al-shabaab Ka Tirsanaa Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose
Warar

DFS oo Shaacisay Dilka Horjooge Sare oo Al-shabaab Ka Tirsanaa Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose

June 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Booqday Carta, Halka Lagu Aasaasay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya

June 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaal Culus oo Ka Qarxay Xuduudda Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Kadib Weerar Ismiidaamin ah
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadatashi La Yeeshay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed ee Isu Diiwaangeliyey Doorashada
  • Xujeyda Dunida oo u Guuray Mina Iyagoo Bilaabay Gudashada Waajibaadka Xajka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Bulshada Rayidka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00