• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Yaa ka mas’uul ah Fadeexadda Shidaalka Somalia ma Shirkadda Soma Oil and Gas mise Wasaaaradda Batroolka…?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 4, 2015
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hadal-haynta Beesha Caalamka waxaa safka hore kaga jiray Saluugga laga qabo Dhowrsanaanta Dowladda Federalka Somalia ee Arrimaha Musuqa iyo Lunsashadda Dhaqaalaha lagu yabooho.

Qeylo-dhaan xooggan ayaana laga muujiyey, iyadoo Madaxda Qaranka lagu booriyey Dowlad-wanaag iyo in la xakameeyo  Dhaqaalaha jeebka aan laa aqoonin lagu sii dhurayo.

Waa hubaal ah in aad looga hadlay gacan-bidixeynta iyo musuqa ay Dowladda ka hanaqaadi laa’dahay, waxaana ayaano-darro ah inay Madaxda Qaranka iyo Hay’adaha ku shaqada leh Ilaaalinta Hantida Qaranka inay baylah ka dhigeen  Bad-qabka iyo Dabagalka Hantida Ummadda.

Dowladda Federalka oo xilka la wareegtay saannadkii 2012-kii, waxay gacan bir ah ku qaban la’ yihiin Shaqsiyaadka xatooyadda ku haya Dhaqaalaha lagu yabooho, waxaana aad la isku weydiinayaa sababaha ay Dowladda Rasmiga uga gaabinayaan inay Madaxda wax is-daba marisa loo soo maxkamadeyn lahaa, looguna fulin lahaa xukunadda ay mudan yihiin.

Waddaniyiinta ayaa rumeysan in Dowladda Federalka looga baahan yahay inay Sharciyo  adag ka soo saaraan  Mas’uuliyiinta ku-takri fasha Dhaqaalaha lagu yabooho, isla markaana  in Mas’uulkii lagu helo Xisaab Ma Leh a marsiiyo abaalka uu mudan yahay.

Sharci-yaqaanadda ayaa rumeysan inaysan Dowladda Federalka ku baraarugsanayn Xeelladaha ay qaar ka mid ah Madaxda Hay’adaha Dowladda Federalka ku boobaan Hantida Qaranka, waxaana tusaale loo soo qaadan karaa Fadeexadda Mashruuca Shidaal-baarista Somalia ee ay Guddiga QM ee Kormeerka Cunaqabataynta saaran dalalka Somalia iyo Eritrea shaaciyeen iyo barista uu  Xafiiska Britain u qaabilsan La-dagaalanka Musuqa ee SFO ku hayaan  Shirkadda Soma Gas and Oil ee laga leeyahay dalka Britain.

Guddiga Kormeerka QM ee Xayiraadda saaran dalalka Somalia iyo Eritrea waxay soo saareen Warbixin ku aadan inay Shirkadda Soma Gas and Oil in ka badanNus million oo Dollar siiyeen Saraakiil sare oo ka tirsan Wasaaradda Batroolka ee Somalia.

Warbixinta waxaa si toos ah loogu gudbiyey xubnaha Golaha Ammaanka ee QM, inkasta oo Wakaalladda Wararka ee REUTERS loo dusiyey Warbixinta oo dhamaystiran.

Guddiga diyaariyey Warbixinta oo ka kooban 8 Khabiir ayaa waxay dabagal ku sameeyeen Lacagaha ay Shirkadda Soma Oil and Gassida dadban u siisay Madax ka tirsan Wasaaardda Batroolka iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Xukuumadda Federalka.

Warbixinta oo ka kooban 28 bog ayaa waxaa tooshka lagu ifiyey Sir iyo Fadeexaad Qarsoonayd, maadaama ay Shirkadda Soma Gas and Oil hawl-fududeyn u bixiyeen Kharaj ka baadan 600,000 oo Dollaar.

Garyaqaankii La-taliye ahaa, isla markaana fududeeyey Heshiiska Soma Gas and Gas iyo Wasaaradda Batroolka Somalia kala saxiixdeen sannadkii 2013-kii ayaa waxaa jeebka loo geliyey lacag ku-dhaw 495,000 oo Dollar.

Warbixinta waxaa kaloo lagu muujiyey inay Shirkadda Soma Oil and Gas siiyeen Wasaaradda Batroolka ee Somalia lacag cadadeeda guud dhan tahay 490,000 Dollar muddo hal sanno ah.

Lacagahaasi ayaa waxaa badankooda lagu sheegay Mushaar, iyadoo ku-dhawaad 40,000 lagu sheegay in lagu iibinayo Qalab Xafiiseed.

Warbixinta Guddiga Kormeerka QM ee Xayiraadda Somalia iyo Eritrea waxaa kaloo lagu muujiyey in ay Shirkadda Soma Gas and Oil bishii December ee sannadkii hore siiyeen Wasaaradda Batroolkaa Somali 100,00  oo Dollar oo dheeraad ah si Xafiis lagu ururiyo Xogta looga dhisi lahaa magaalladda Muqdisho.

Warbixinta waxay intaasi ku dartay inaan la dhisin Xafiiskaasi, lana ogayn halka ay martay Lacagtii loogu talagalay Dhismahaasi.

Warbixinta Baarayaasha QM waxay kaloo lagu muujiyey inay jiraan ugu yaraan lix Sarkaal oo ka tirsan waasaaradda Batroolka oo uu mushaar ka qaadan jirtey Shirkadda Soma Oil and Gas.

Warbixinta waxaa kaloo  lagu sheegay inay Saraakiishaasi ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka. Farah Abdi Hassan iyo Ku-xigeenkiisa, Jabril Mohamoud Geeddi.

Si kastaba ha ahaatee, Yaa ka mas’uul ah Fadeexadda Shidaalka Somalia ma Shirkadda Soma Oil and Gas mise Wasaaaradda Batroolka…?

WQ: Max’ed Aadan Socdaal

Previous Post

Uhuru Kenyatta oo Waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia uga wakiil ah Kenya

Next Post

Maxkamad ku taallo Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Somaliyeed

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
Next Post

Maxkamad ku taallo Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Somaliyeed

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee...

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

by Liban
May 10, 2025
0

NEW DELHI/AMRITSAR – Tensions between nuclear-armed neighbors India and Pakistan have taken a sharp turn after the Indian military accused...

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiyaha...

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

by Liban
May 10, 2025
0

MOGADISHU – The United States has publicly expressed its strong opposition to key resolutions that emerged from Somalia’s recently concluded...

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting
English News

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction
English News

Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction, and Displacement in Their Wake

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
  • India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
  • BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
  • U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00