Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Manwal Vallis ayaa maanta sheegay in uu Xukunka Degdegga ee lagu soo rogay dalkaasi sannadkii hore aan la qaadi doonin tan iyo inta ay ka dhacayso Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi.
“Waa maalin Adag si loo qaado Xukunka Degdegga” ayuu yiri Ra’isul-wasaaraha Faransiiska oo la hadlay Telefishinka BBC-da.
Maanta waxay ku beegantay sanand-guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay, markii ay Kooxda Daacish weeraro Is-qarxin ah ka geysteen magaalladda Paris, laguna dilay 130-qof.
©Radio Dalsan