Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa lagu Magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha.
Wareegtada ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabdicasiis Ibraahim Aadan inuu si KMG ah u haayo,waxaana xilkaas ka geeriyooday Abuukar Daahiye oo horay u haayay.
Akhriso Wareegtada Magacaabista Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Ganacsiga.