Xoghayaha Arimaha Dibada Mareekanka John Kerry oo kusoo Wajahan Muqdisho

Xoghayaha Arimaha Dibadda Dowladda Mareekanak John Kerry ayaa Lagu Wadaa in Saacadaha Soo Aadan in uu Soo Gaaro Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Amaanka Hareeraha  Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Aad loo Adkeeyay.

Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku Sugan Gudaha Garoonka si ay Usoo Dhaweeyaan Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareekanka John Kerry.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor