• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(XOG): Ku-dhawaad Codsiyadda 200-Murashax Wasiir oo miiska RW saaran iyo nooc cusub oo lagu kala xulayo.

Bilan Media by Bilan Media
March 9, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xaallado Naadir ku ah Nidaamka Xulashadda iyo Dhismaha Golh Wasiiradda ayaa waxaa maalmahan laga dareemayaa Xayndaabka Xafiiska Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul-wasaare Kheyre.

Waxaa la magacaabay Mas’uul Qarsoon oo loo xil-saaray Ururinta Dukumentiyadda Tariikhda Shaqo (CV) ee Xubnaha damaca siyaasadeed kaga jiro inay ka mid noqdaan Golaha Wasiiradda ee lagu dhawaaqi doono.

Ilo ku dhowdhow Xafiisyadda Madaxda ku sugan Villa Somalia ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in Nidaam cusub loo qabanayo Faylasha Murashixiinta Wasiir-doonka ah, iyadoo Qabiil kasta loo sameeyey Khaanad, iyadoo Codsiyadda Murashax kasta lagu ridayo Khaanadda U Gaarka ah Qabiilkiisa.

Xikmadda arrintaasi ka dambeyso ayaa lagu sheegay in lagu kala ogaado hadba tirada Murashixiinta Qabaa’illadda iyo Khibradah Shaqo ee ay u leeyihiin Maamulka Dowladnimo.

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta ayaa si kulul u naqdiyey Qaabka lagu kala xulanayo Murashixiinta Xil-doonka ee u xusul-duubaya inay ka mid noqdaan Xukuumadda Cusub.

“Nidaamkan khaanadaha loogu samaynayo dadka Xil-doonka, waxay tahay Aragti Casri Jaahiliga loo isticmaali jirey si look ala hor Xoolaha Reer Guuraa’ga ee isku Deegaanka ah ama ku kulma dhulka loo soo naq iyo biyo doonto” ayuu yiri Siyaasi saluug ba’an ka muujiyey Nidaamka lagu qabanayo Codsiyadda Murashixiinta Wasiir-doonka wada ah.

Haddaba, waxaa isweydiin mudan Guddi noocee ah ayaa u diyaarsan Kala-xulashadda Araajidda Wasiirnimadda?, Sideese  loo kala xuli doono ku-dhawaadka 300 Codsiyadda Wasiir-doonayaasha?, Ma la isku dheelitiri doonaan Tiradaasi iyo Tirada kooban ee Golaha Wasiiradda Cusub? Ma filan kartaa in Golaha Wasiiradda ka mid noqdaan Qurbo-joogta, haysata Labada Dhalasho (Dual Citizen).

Si kastaba ha ahaatee, Laga soo bilaabo Madaxweynaha, Guddoomiyaha BFS, Ra’isul-wasaaraha iyo inta badan Xildhibaanadda Labada Gole ee BFS waxay ka wada siman yihiin Labada Dhalasho, waxaana khatar ku jirta in Siyaasadeenna lagu dhex milo Siyaasadaha Waddamadda ay Madaxdeennu Baasabooradda ka haystaan.

©Radio Dalsan

 

 

 

Previous Post

Indonesia: Xukun lagu riday Saxafi British oo lagu qabtay Xashiish.

Next Post

(EXCLUSIVE): Xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka ee Villa Somalia oo la jabsaday, lagana dhacay Dukumentiyo Muhiim ah.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

(EXCLUSIVE): Xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka ee Villa Somalia oo la jabsaday, lagana dhacay Dukumentiyo Muhiim ah.

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00