• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Xisbi ka jira Finland oo ka hor yimid Soomaalida la siiyo Baasaboorka dalkaasi

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 17, 2018
in Caalamka, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party,Jussi Halla-aho ayaa sheegay in Shisheeyaha la siiyo Basaaboorka Finland uu 6 jeer ka badan yahay  intii la bixiyey sannadihii 90-aadkii iyo inay inta badan dadka cusub ee la siiyey yihiin Muwaadiniin Labo Dhalasho haysato.

Waxa uu intaasi ku daray in 20-aadkii sanno ee la soo dhaafay, tirada Muwadainiinta cusub ee Finlad ahaayeen kuwo aad u saare ugu kacay, iyadoo sannad kasta 2,000 oo qof herli jireen Dhalashadda Finland sannadihii 1990-aadkii, halka ay sannadkii hor ee 2017-kii ay heeleen 12,000 oo qof.

Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party oo la hadlay WargeyskaHufvudstadsbladet waxa uu tilmaamay in dadka Soomaalidai yo kuwa Ciraaqiyiinta yihiin kuwa sida xad-dhaafka u helay Dhalashadda dalka Finland, wuxuuna ku baaqay in la adkeeyo Sharciga Muhaajiriinta  iyo Siyaasadda Muwaadinnimadda ee dalkaasi, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray haddi Shisheeyaha degdeg u helaan Dhalashadda dalka Finland inay taasi caqabad ku noqon karto sidii loo kormeeri lahaa hannaanka ay u socdaan tisqaadka arrimahaasi

 

“Soomaalida iyo Ciraaqiyiintu yihiin kuwa ugu badan ee aan waxtarka u lahayn Finlad, haddii uu qof eego Shaxda Shaqooyinka. Xaqiiq ahaan waxay iyagu ka mid yihiin kuwa hela Dhalashadda dalkaasi, waa arrin aad looga walaaco” ayuu yiri Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party.

 

Dhinaca kale, waxa uu walaac ka muujiyey inay dhowr qof shisheeye haysta Dhalashadda Finland  ka mid yihiin Dembiilayaasha Caalamiga ee lala xiriirinayo Falalka Argagixisadda, wuxuuna intaasi ku daray inay taasi ku daray inay taasi hoos u dhigi karto Kalsoonida lagu qabo Baasaboorka Finland iyo inay dalka soo galaan dadka Khatarta ah.

Si kastaba ha ahaatee. Tirada ugu bdan Shisheeyaha ku nool dalka Finland ee haysta Baasaboorka dalkaasi waxay ka soo kala jeedaan Raashiyaan, Soomaalida, Ciraaaqiyiinta iyo kuwaEstonians.

Previous Post

Sawirro:-Mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ugu Caansan Somaliland oo Calan Cad kala degay Garoowe

Next Post

DEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidanka Kenya oo qarax lala eegtay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Warar

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

July 17, 2025
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
Warar

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

July 17, 2025
Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
Warar

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

July 17, 2025
Next Post

DEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidanka Kenya oo qarax lala eegtay

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

by Liban
July 19, 2025
0

Muqdisho - In a diplomatic move signaling deeper regional ties, Somalia’s Prime Minister Hamsa Abdi Barre welcomed Ambassador Abdalla Al-Otaibi, the Arab League’s...

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Magaalada Laascaanood ayaa maanta si rasmi ah martigelineysa wejiga xiga ee Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo la shaaciyay magacyada 301...

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Raascaseyr ayaa xaqiijinaya in markab siday shixnad hub oo culus lagu qabtay xeebaha Puntland, gaar...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo...

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
English News

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination
English News

Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland
English News

Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
  • Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
  • Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
  • Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00