Xildhibanada laga soo doorto Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa shir ay Maanta ku yeesheen Muqdisho waxaa auy kasoo saaren war-murtiyeed.
Waxaana ay soo dhaweeyeen Guddiga soo xulista Xildhibaanada Maamulka Hir-shabeelle, iyagoo sheegay in loo baahan yahay in doorashada Maamulkaas aan la siyaaasadeeyn oo ay waqtigeeda ku dhacdo.
Hoos ka aqriso War-murtiyeedka