Mudanaayasha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ansixiyey Hindishe-sharciyeedka qareenada Soomaliyeed oo ay ogalaadeena 139 Mudane Waxa diiday 2 waxaa ka aamusay majirin.
Dhanka Kale Mudanayasha ayaa Ka doodaya
1-Akhrinta 1aad ee Hindise-sharciyeedka Hay’adda Baaritaanka Iyo Sharciyadda Beeraha Soomaliyeed
2-Akhrinta 2-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliyeed
3-Qeybinta Dib U Eegista Miisaaniyadda 2020-ka ee Golaha Shacabku Ansixiyey
Kulanka Ayaa Waxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka fedreaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey