• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Xildhibaan Somali-Kenyan ku baaqay in Ciiddanka Kenya laga soo daad-gureeyo Somalia

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 10, 2018
in Caalamka, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Cumar Maalim oo laga soo doorto Bariga Mandera waxa uu ka codsaday Barlamaanka Kenya inay amar ku bixiyaan in sida ugu dhaqsaha badan Ciiddanka Kenya looga soo daad-gureeyo gudaha dalka Somalia.

Waxa uu sheegay in lagu guul-daraystay Hawlgalka ay Ciiddanka Kenya u joogaan Somalia muddada 7-da sanno ee la soo dhaafay, isla markaana ay kordheen weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya.

Xildhibaan Cumar Maalim waxa uu Codsigiisa ku sheegay in loo baahan yahay in Ciiddanka Kenya la soo celiyo, si ay u sugaan Ammaanka Xuduudaha Kenya

Waxa u uintaasi ku daray wixii ka dambeeyey markii ay Ciiddanka Kenya galeen Somalia sannadkii 2011-kii inay sii xumaaday Ammanaka Kenya, iyadoo ay Alshabaab weeraro ka geysteen Nairobi, Garissa, Mandhera iyo deegaano kale.

Dhinaca kale, Xildhibaankaasi ka tirsan Barlamaanka Kenya waxa uu sheegay in Hwalgalakasi laga macaashay oo keliya Kharaj Malaayiin Dollar oo la khasaariyey, Askar badan oo la dilay iyo burbur gaadiid, dhismooyin iyo hanti kale.

Xildhibaanka waxa uu ka hadlay weerarkii Alshabaab ka geysteen Rugta Ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalladad Nairobi sannadkii 2013-kii oo lagu dilay 67-qof iyo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Jaamacadda Gaarisa sannadkii 2015-kii, oo ay ku geeriyoodeen 149-Arday.

Dowladda Kenya waxay horey dhegaha uga fureysatay Baaqyo ku aadan in Ciiddanka laga soo saaro Somalia, waxayna ku adkeysteen Madaxda Kenya inay Ciiddanka Kneya sii joogayaan Somalia ilaa laga soo af-jarayo La-dagaalanka Alshabaab iyo soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somlaia.

Xarakadda Alshabaab ayaa iyagan wacad ku maray inay sii wadayaan weeraradda ay ka geystaan gudaha Kenya, tan iyo inta Ciiddanka Kenya ku sugan yihiin geyiga Somalia.

Previous Post

Wiil Dhalinyaro ah oo Tooreey Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Next Post

Dad rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Yemen.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

Dad rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Yemen.

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

by Gesey Liban
June 16, 2025
0

The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
English News

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes
English News

India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
  • Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
  • Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta
  • Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00