Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo geeriyooday

Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas uu  ku geeriyooday Xildhibaan ka tisan Golaha Wakilada Somaliland.

Xildhibaan Ahmed Maxamed Nuur oo ka tirsanaa Xildhibaanada golaha wakiilada Soomaliland ayaa daiiqado kahor geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa iyo xubno.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay uga hadlayaan geerida Marxuum Axmed Maxamed Nuur

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media