Xildhibaan Cabdul qaadir Cali Cosoble ayaa Madaxweyne farmaajo waxaa uu ku eedeayay in sifo aan sharci ahayn uu xilka kaga qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale Guddoomiyihi hore ee Baarlamaanka Goialaha Shacabka Professor Jawaari.
Waxaa uu sheegay in ay jiran qodobbo dastuuri ah oo uu si cad ugu tunt-tay Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in warqadda ay soo saareeyn ay aahyd mid digniin ah.
”Madaxweyne Farmaajo wuxuu iska xooray Dastuurka sharci waxba kama rabo wuxuu shaqo ku leeyahayna aysan jirin hadii uu isag saas yeelo Umada kale hadii ay ku daysato oo sharciga iska xoorto oo nin waliba jidka soo istaago ha ogaado inuu eedeeda isaga qaadanaayo burbur kasto oo Soomaaliya ku yimaado inuu isaga qaadanaayo”ayuu yiri Xildhibaan Casoble.