Xildhibaan Adan Dhayow oo ka badbaaday weerar la doonayay in lagu dilo

Xildhibaan Adan Dhayow oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa ka badbaaday bam gacmed gurigiisa lagu weeraray.

Ugu yaraan lix ruux ayay wararka sheegayan in weerarkasi ay ku dhaawacmen waxaana imminka degan xaalada halka uu weerarka ka dhacay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor