Xasan oo bogaadiyay xiriirka ganacsatada Soomaalida iyo kuwa maalgashanaya dalka

Madaxweynaha Dalka Xasan sheikh Maxamuud ayaa mar uu kahadlayay fursadaha ganacsi ee dalka iyo talaabada iminka ganacsada somalida ay qaadayaan ayaa waxa uu sheegay in siyasaada dowladu ay udub dhaxaad u tahay horurinta ganacsiga.

Mal qabeenada shi sheeye ee dalka u yimid in ay fursado ganacsi ka sameeyaan ayuu soo dhaweeyay madaxweynaha waxana uu bogaadiyay.

Nidaamka iminka ay iskula jaan qaadayaan ganacsada shisheeye  iyo kuwa somalida talaabadaas ayuuna ku tilmaamay in dowladu ay fursad dhaqaale ugu jirto bulshada somalidana ay shaqa abuur ka helayaan.

Bur burkii dalka ayaa meelaha uu saameyay waxaa kamid ah dhaqaalaha dalka oo waxa meesha ka baxay maal gashiga caalamiga iyo in caalamku uu ku dhirado in Somalia uu magaal gashi ka sameeyo.

hasa ahaatee iminka ayaa waxaa muuqanaya dowlada badan oo daneenaya in ay dalka maal gashi ka sameeyaan inkastoo wali aysan si buuxda isugu soo aaminin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor