Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar oo Soo gaaray Muqdisho

Ilo Wareedyo ku dhaw dhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aan fasax u heysan iney la hadlan Warbaahinta ayaa sheegay in Maanta uu soo gaaray Magaaladda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Dr Khalid Bin Maxamed.

Wasiirka ayaa kulamo kula leh Madaxda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Dhigiisa Dalka Soomaaliya.

Ammaanka Magaaladda Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxana Xiran Wadada Muhiimka ah ee ka timaada Garoonka Adan caddde.

Ciidamo badan ayaana la dhigay Wadooyinka muhiim Ee Caasimada Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor