• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wasiir Caynte oo beeniyey Qoraal isaga lagu naqdiyey, kuna tilmaamay mid lagu soo beegay Xilli Doorasho.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 23, 2016
in Warar
Reading Time: 7 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/raxmaan Yuusuf Caynte ayaa si kulul u beeniyey Maqaal lagu soo qoray Shabakadda Wararka ee theeastafrica.com , oo lagu naqdiyey Wareysi uu Wasiirku siiyey mid ka mid ah Telefishinadda ku hadla Afka Soomaaliga.

Qoraal uu Wasiir Caynte soo dhigay  Cinwaanka @Aynte ee uu ku leeyahay Barta Twitterka ayuu ku sheegay in laga been abuuray hadalkiisa iyo in la yaqaano dadka ka shaqeeyey arrintaasi.

Thank you! And we know the folks who operate it. It basically misrepresented everything I said & stand for. But hey! It’s an election year! https://t.co/R9oqOPJHlD

— Abdi Aynte (@Aynte) October 22, 2016

Hadalka Beeninta ee Wasiir Caynte ayaa timid maqaal bishan October 19-dii lagu soo daabacay Shabakadda Wararka  theeastafrica.com, laguna muujiyey inuu Wasiirku sheegay in uu aad u liito Nidaamka Waxbarashadda ee Somalia.

Maqaalka waxaa lagu xusay in Waraysi uu Wasiir Caynte Toddobaadkii hore siiyey Telefishinka Universal ku sheegay in Nidaamka Waxbarashadda Jaamacadaha Somalia ka hooseyso Heerka Caalamiga, isla markaana Ardayda ka qalin jebisa Jaamacadaha Maxaliga lahayn tayadda Fursadda Shaqada.

Shabakadda theeastafrica.com waxay kaloo qortay in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federalka Somalia carrabka ku dhuftay in Qurbo-joogta wax ku soo baratay dalalka Sweden, UK ama Maraykanka inay ka  tayo fiican yihiin kuwa wax ku bartay gudaha Somalia ,isla markaana ay buuxiyaan Fursadaha shaqo ee ka jirta Somalia.

“Isma barbar dhigi kartid wiilasha ama gabdhaha dhallinyarada ee saboolka ah oo aan nasiib ku filan u helin inay helaan xuquuq la mid ah kuwa Qurbo-joogta soo qalin jebiyey” ayuu yiri Wasiir Caynte oo ah Muwaadin Somali-Maraykan.

Dhinaca kale, Macaamiisha BartaTwitterka ayaa ku kala qeybsamay Maqaalka laga qoray Wareysiga uu Wasiir Caynte dhawaan siiyey Telefishinka Universal.

Qaar ka mid ah waxay dhaliileen Wasiir Caynte, halka kuwo kale ay Barahooda Twitterka soo dhigeen Oraahyo ay ku taageerayaan Hawsha uu Wasiirku u hayo Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Jiilka soo korayo.

Minister @Aynte denies fabricated article published by @Alleastafrica and says the aticale is baseless and we know the mastermind. #Somalia

— Somalia Live Update (@HassanIstiila) October 23, 2016

Sagal Ashuur waxay barteeda Twitterka soo dhigtay: “ Maqaalkaasi waa la siyaasadeey ee Wasiir Caynte waa la yaqaanaa inuu u doodo Dhallinyarada iyo inuu maalgeliyo.

This article is politically motivated! @Aynte is well known advocator &investor of #SomaliYouth https://t.co/nU4U9k8R7c via @Alleastafrica

— Sagal Ashour (@SagalAshour) October 22, 2016

Ahmed Hassan oo ka qalin jebiyey Jamaacadaha Muqdisho ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay: “Waa nasiib-xumo  iyo mas’uuliyad-darro in aan la dhiiri-gelinin Halganka Wanaagsan ee shaqada Dhallinyaradeenna iyo Dib-u-dhiska Dalkeenna”.

These are called sponsored stories ! https://t.co/WRp7LtaWCd

— Hassan Gesey (@HAliGesey) October 23, 2016

@Aynte dhalinyarooy ha ku qaldomina wax ay wadan qaarka siyaasiyiin raba iney magaca ugu ciyaraan, Wasiir aynte @SagalAshour @sandhoolyare

— Khadar Ibra (@IbraKhadar) October 23, 2016

Waa Diiday,
Ololaha Siyaasadeed ee aad wadato in aad kula soo hoos dhuumato dhalinyarada, @Aynte #SomeoneTellAynte @mohamedbashle

— Moh’ed W Sandhool (@sandhoolyare) October 23, 2016

I value @Aynte according to his contribution to the society. If you need to see his achievements go and visit his institution#patriotic

— Hafsa Haji Elmi (@MandeqArmani) October 23, 2016

Well done @MandeqArmani I agree with you, as she said you should go an visit his institution #patriotic @Aynte https://t.co/SPaBIXc3Ut

— Mustaf jego (@mustafcm1) October 23, 2016

©Radio Dalsan

Previous Post

Madaxda Boqortooyadda Sacuudiga oo  Madaxweynaha Somalia u soo dirtay Dhambaal lagu soo aadiyey Munaasabad Qaldan.

Next Post

Faafaahin: Qarax ka dhacay Muqdishu

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Faafaahin: Qarax ka dhacay Muqdishu

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00